Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Degmada Ceeldheer ayaa markii ugu horeysey yeelatey Saldhig Booliis ka dib markii ay ciidanka Xooga dalka ay dib ula wareegaanka sanadkii hore xariga ayaana laga jarey ka dib qalabeyn iyo dhismo balaaran oo lagu sameeyey
Shacabka iyo Maamulka Galmudug ayaa qeyb weyn ka qaatey dhismaha Saldhigaan waxaana uu ahaa mid ay u baahnaayeen dadka Degmada Ceeldheer Gobolka Galgaduud
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani