Sare u kac ku yimid Qiimaha Dahabka suuqyada Magaalada Baydhabo

0
39
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Isbedel dhan qiimaha ah ayaa laga dareemayaa qiimaha lagu kala iibsado Dahabka baydhabo taasi oo ay hada ganacsatada ay ku sheegeen inuu yahay mid aad u sareeya sanadihii danbana aysan ku arkin isbedelkaan

Qiimo la eg qiimihii hore ee lagu kala iibsan jirey Dahabka ayaa ku korartey taasi oo sababta ay ku sheegeen suuqleyda Dahabka inuu yahay isbedelka siyaasadeed ee dunida oo wadamadii lagu soo dhoofin jirey qaar kood hada adag tahay in laga soo bixiyo

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here