Imtixaanka Shahaadiga Puntland Oo Garoowe laga Daah-furay

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor , ayaa si rasmi ah u furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland Sanad Dugsiyeedka 2024-2025, oo ay sanadka u fariisteen 23,768 Arday oo isugu jira Dugsiyada Dhexe iyo Sarre ee Puntland kuna gelaya 151 xarumood oo ay Illaalinayaan 1247 Macalin.

Munaasabad kooban oo lagu qabtey Magaalada Garoowe ayaa lagu dah-furey Imtixaanka Shahaadiga ayna Goobjoog ahaa Wasiiro Xilibaano Maamulada Gobolka iyo Degmada si ay Ardeyda u dhiiri geliyaan islamarkaana lagu xusuusiyo in ay Nidaamka loo galayo Imtixaanka oo ay Dowladu dejisay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here