Madax ka socotey KG iyo Unicef oo kormeerey Mashaariic laga hirgeliyey Xaafada Barwaaqo

0
36
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wafdiga ka socdey Hay’ada Unicef ayaa waxaa hogaaminaayey Agaasimaha guud ee Wasaarada ee Tamarta iyo Khayraadka Biyaha KG,si ay u kuurgalaan habsami u socodka howlaha dhanka Arimaha Bulshada ah ee loo hayo Dadka ku nool Xaafada Barwaayo Gaar ahaan Arimha Caafimaadka Waxbarashada Iyadoona iyo Ceel biyoodyo dhawaan Xaafadaasi laga hir galiyey

Deegaanka Barwaaqo Ee Magaalada Baydhabo ayaa sidoo kale Hey’adda Unicef ka hirgelisey Mashaariicda kala duwan sida Caafimaadka Biyaha Waxbarashada iyo Korontada oo loogu tala galay in dadka danarta ah Xal waara u noqoto

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here