Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Guddoomiyaha degmada Kurtunwaarey ee gobolka Shabeellaha Hoose oo uu horkacayo guddoomiye ku xigeenka gobolka iyo saraakiisha Amaanka ayaa si rasmi ah xariga uga jaray suuqa weyn oo ay iskugu jiraan suuqa qudaarta ,iyo kan hilibka ee magaalada Buula-Mareer, kaasi oo laga hirgeliya gobolka Shabeellaha Hoose oo ay baahiyo badan u qabeen bulushad
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi