Dhismaha Hoolka Shirarka Dadweynaha laga hirgeliyey Ceelberde Oo Xariga laga jarey

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Xarunta Hoolka kulamada daweynta iyo shirarka ee Degmada Ceelbarde ayaa qeyb ka ah mashruuc muhiim ah oo si weyn loogu baahnaa, waxaana laga filayaa in ay wax weyn ka tari doonto baahiyaha bulshada deegaanka ee la xiriira adeegyada dadweynaha iyo kulamada muhiimka ah.

Munaasabad Kooban oo lagu qabtey Hoolka ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka Degmada Ceelberde Saraakiil ka socotey Wasaarada Arimaha Gudaha KG Odoyaasha dhaqanka Haweenka dhalinyarada iyo qeybaha kale ee Bulshada waxaana halkaasi loogu hadlay Muhiimada hoolkaasi u leeyahay Bulshada

Warkung Waliba nig Haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here