Tartanka Iskuulka Al-Qamar Magaalada Baydhabo Oo La soo gabagabeeyey

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tartan Aqooneedka la soo gaba gabeeyey ayaa mudo soo socdey kaas oo loo qabtey Ardeyda dhigata Macahadka Al Qamar Educational Accademy oo kamid ah Macaahida ka jira Magaalada Baydhabo iyadoona Tartanka ayaa ahaa mid Ardeyda isku dhaafsanayeen waxyaabaha la baray iyo Aqoonta Guud

Munaasabada Kooban oo lagu qabtey Macahadka Al Qamar Educational Accademy ee Magaalada Baydhabo ayaa lagu shaaciyey Natiijada Kooxda ku guuleysatey Maraxadihii uu soo marey Tartanka iyo ujeedka laga lahaa in Tartanka la qabto

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here