Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Munaasabadda wareejinta qalabkan ayaa waxaa si wadajir ah uga qeyb galay maamulka isbitaalka, mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed, iyo Guddoomiyaha Maamulka Degmada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose waxaana qalabkan soo gaarsiiyay Wasaaradda Caafimaadka Dowladda K/Galbeed
Qalabkan caafimaad ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo adeegyada caafimaad ee isbitaalka, si sare loogu qaado tayada daryeelka bukaannada iyo guud ahaan adeegyada caafimaad ee Degmada iyo guud ahaan Gobolka oo baahi dhanka Adeega Caafimaadka ay ka jirto
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady