Tababar lagu baranayo Daaweynta Ceelasha Biyaha Oo Baydhabo lagu qabtey

0
18

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si kor loogu qaado Aqoonta iyo Shaqaalaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowladda KGS iyo Dowlad Goboleedka Hirshabeele taasoo ku saabsan qaabka Biyaha loo daawayo iyo ilaalintooda si loogu hortago Cudurada ka dhasha Biyahaha marka la gaaro Xiliyada Roobabku da,aan iyo marka uu Kuluulku jiro maadama inta badan ay dadku wax badan fahamsaneyn dhibaatooyinka arintaasi uga imaan karto

Tababaaradan ayaa inta badan loogu tala galay in lagu Xoojiyo Wacyigelinta Bulshada si ay uga hortagaan halista Cudurada ay biyuhu ka dhashaan si taasi loo gaaro la Tababaro Shaqaalaha Wasaarada oo gaarsiinaya Fariimaha loogu tala galay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here