Baydhowy(Raathiyow Arlaathy) Dowladda Hoose ee Degmada Burco ayaa howlgal Nadaafadeed ka fulisey Ee Magaalada Burco. Howl-galkan Nadaafadeed ayaa intii uu socdey waxa lagu nadiifiyey qashinka ,kuwaas oo ay soo dhigeen goobtan aan ku habooneyn Bulshada ka ganacsata.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi