Kulan Looga hadlay Xoojinta Amniga Oo ka dhacay Degmada Wanlaweyn

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Laamaha Amaanka iyo Maamulka Degmada wanlaweyn ayaa si wadajir ah shir ugu yeeshey Arimo la xiriira Amniga Deeganka iyagoona Shirkooda ka soo saarey Dhowr qodob oo ay ku jiraan Amaro la siinaayo Ciidanka iyo Shacabka

Shirka waxaa laga soo saarey in magaalada lagu dhex arki karin Ciidanka hubeysan iyo ciidanka aan wadan dhaka ciidanka oo sidoo kale wata Hub ,dhanka kale shacabka Degmada wanlaweyn ayaa iyagan looga baaqey ka qeybqaadasha Amniga

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here