Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dallada Dhalinyarada Puntland Pyan oo kashaneysa Dowlada Hoose ee Degmada Boosaaso iyo Dhalinyarada Gobolka Bari ayaa 20 Gabdhood siiyeen Fursad ay ku baranayaan Xirfada Cilaan Saarka iyo qurxinta Gabdhaha ee loo yaqaano makeup ka wajigisi kowaad uga Furay Deegaanka kala beyr ee Degmada Boosaaso
Munaasabada Furitaanka Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galay Xilibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso Hogaanka Ururka Dhalinyarada Puntland Odoyaasha deegaanka iyo Haweenka Gudomiyaha dhalinyarada Gobolka Bari C/fataax fahiye oo halkaasi hadal ka jeediyay ayuu sheegey in uu ku farax san yahay in Gabdhaha la baro Xirfado ay ku shaqeystaan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady