Cilmi baaris ku saabsan yareynta saboolnimada Oo Lagu soo bandhigay Muqdisho

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Hay’adda Istaatistikada Qaranka ayaa magaalada muqdisho ku soo bandhigeysa warbixinta yareynta saboolnimada iyo sicirka badeecadaha dalka taasi oo lagu casuumey madaxda Dwolada federalka iyo xubno ka tirsan Wasiirada Dowlad goboleedyada

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka Cabdisalaan Cabdiraxmaan Maxamed oo ugu horeyn ka hadley munaasabada ayaa sheegey Heerka Saboolnimada ee Dalka oo dhan hoos u dhacday sanadihii ugu dambeeyey balse qaar kamid ah gobolada xaalad liidata ayey dadku ku nool yihiin

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here