Macalimiinta ilaalinaysa Imtixaanka Shahaadiga Puntland Oo Tababar uga Furmey Boosaaso

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Macalimiintan ayaa loogu tala galay in ilaaliyaan Imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland oo la gali doono 24ka Bishaan dhamaan Degmooyinka iyadoona lagu gali doono Sodon iyo Sedax Goobood iyadoona Macalimiintan ay uga yimaadeen meelo kala duwan waxaana lagu qabtey Magaalada Boosaaso

Tababarkan ayaa Macalimiinta lagu bari doonaan sida ay Ardeyda uga ilaalin karaan in ay sameeyaan wax aan loogu tala gelin inta Imtixaanka ay ku jiraan islamarkaana si Cadaalad ah oo Alla ka Cabsi leh u ilaaliyaan Imtixaanka kana taxadaraan wax kasta oo dhibaata keeni karta

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here