Kulan Looga hadlayay Horumarinta Amniga iyo Nadaafada Oo Baydhabo lagu qabtey

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ka qabsoomey Xarunta Maamulka Degmada Baydhabo ayaa looga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin Arimaha Amniga iyo Nadaafada Degmada sidii loo Xoojin lahaa Maadama Magaalada dhismo Wadooyin ay ka socdaan

Kulanka ayaa waxaa Shir gudoominayay Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Degmada Baydhabo ayna qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo Fayadhowrka Degmada Gudoomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo Marwo Hindiyo isaaq iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here