Jubaland Oo Hey’adaha Samafalka kala hadashay Caawinta Bulshada

0
4

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wafdi ka socdey Hey’adaha ka shaqeeya Arimaha Samafalka ayaa waxay Kulan Magaalada Kismaayo kula qaateen Madaxda Maamulka Jubaland kaasoo looga hadlayay Xaaladaha Bani’adanimo ee ka jirta Deegaanada Jubaland iyo sidii wax loogu qaban karo gaar ahaan dadka uu saameyey Roobabka Fatahaadaha inta uu Kulanka socdey waxay Hey’adaha soo Bandhigeen waxyaabaha ay ka qaban doonaan dhibaatooyinka jira

Madaxweyne kuxigeenka 2-aad ee Dowladda Jubbaland Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa Kulanka Shir Gudoominayay Kulanka isagoona Faah-faahin ka bixiyay kulanka waxyaabaha diirada Lagu saarey wafdiga Hey’adaha ayaa waxaa Hogaaminayay Madaxa heer Caalami ah oo ka soctay Hay’adda UNICEF.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nuur War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here