Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si Ubadka Soomaaliyeed u helaan Waxbarasho islamarkaana loogu boxo dhibaatooyinka dalka Maamulka SSC Khaatumo Bilaabay sidii Bulshada Loogu Wacyigelin lahaa in ay gaaraan Goobaha Waxbarashada gaar ahaan Waalidiinta ku dhiiri geliyaan Carruurta sidii loo geyn lahaa Xarumaha Waxbarasho maadama ay jiraan kuwa badan aysan heysan Waxbarasho taasina ay Caqabad ku tahay Nolosha Bulshada ay Horumar ka gaari lahayd
Wasiirka Wasaradda Waxbarashada , Hiddaha iyo Tacliinta Sare Abdihakim Jama dalmar ayaa bulshada Dowlad Goboleedka SSC-khaatumo ayaa Bulshada gaar ahaan Waalidiinta ugu baaqey in Carruurta Iskuulada la geeyo si ay wax u bartaan islamarkaana loogu hortago dhibaatooyinka ay la kulmi karaan marka aysan wax baran.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi