Bulshada Degmada Wanlaweyn Oo soo dhaweeyey Dhismaha Isbitaalka

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhsimaha Isbitaalka Guud ee Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo ay in Mudo ah ka socotey ayaa hada marayaa meel Wanaagsan naraya, taasi oo ay muhiimad gaar ah u leh Bulshada Degmada Wanlaweyn iyo Deegaanada Hoos yimada.

Qeybaha kala duwn ee Bulshada Degmada ayaa si aad ah u soo dhaweeyey hirgelinta Isbitaalka guud ee Degmada Maadama ay horey uga jirin Degmada Xarun Caafimad

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here