Tababar ku saabsan Awood siinta Bulshada La heyb sooco Oo Baydhabo lagu qabtey

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkani oo ahaa mid lagu baranaayey ka qeyb galka Siyaasada Beelaha loo Awood sheegto ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ku dahfurey Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Samafalka ee Gobolka Baay.

Waxaana Tababarka oo socon doona mudo laba maalin ah oo ay soo Agaasimeen qaar ka mid ah Hay’adaha ka howl gala dalka ka soo qeyb galey qaar ka mid ah Bulshada loo Awood sheegto,Odayaasha dhaqanka Maamulka Degmada iyo Mas’uuliyiin kala duwan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here