Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shir weynaha Ururka kubadda Cagta Dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa waxaa ka furmey Magaalada Jowhar, Kaas o looga hadlayo Horumarinta iyo kor u qaadista kubadda Cagta Maamulka, kaas oo soo qaban qaabiyey Ururka kubadda Cagta Hirshabeele.
Shir weynaha ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabeele, Gudoomiyaha Ururka kubadda Cagta Hirshabeele, Gudoomiyaasha ururada kubadda Cagta ee Gobolka Shabeelada dhexe, kan degmada Jowhar iyo Masuuliyiin kale.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed