Mashruuc lagu Horumarinayo Aqoonta Dhalinyarada KG Oo Baydhabo laga Dah-furey

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga Daah-furay Mashruuca Balaarinta madaniga iyo dhiirigelintaa dhalinyarada soomaaliyeed, kaas oo Muhiimadiisu tahay Awood siinta Dhalinyarada, Horumarinta bulshada, Amniga iyo Deegaanka.

Munaasabadda daahfurka ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiiro, Masuuliyiin kala duwan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here