Dhismaha Xarunta Wasaarada Awqaafta XFS Oo Xariga laga jarey

0
1

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo ay in mudo ah soo socotey dhismaha Xarunta Cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ayaa waxaa Maantey si rasmi ah loga daah furay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu si toos ah xariga uga jarey dhismaha xarunta waxaana uu Tani ku tilmaamey in ay muujineysaa horumarka iyo muhiimadda ay Wasaaradda ku leedahay Bulshada iyadoo sidoo kale lagu taageerayo hawlaha diinta iyo arrimaha bulshada

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir