Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)53 Ardey oo baratey Korontada iyo Solar System-ka oo muhiimad weyn u leh bulshada ayaa ka qalinjabisey macadka Farsamada gacanta ee NECSOM ee Puntland
Munaasabada shahaadooyinka lagu gudoonsiinaayey ayaa waxaa ka qeybgaley Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ,Wasiiro, Xildhibaano, Shirkada ka shaqeeya arimaha Korantada maclimiin waalidiin iyo mari sharaf kale oo xaflada lagu casuumey
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani
Audio Player