Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aqoon isweydaarsigan ayaa looga hadlayaa Arimaha Maamul Wanaaga iyo Maareynta Khilaafaadka Bulshada kaasoo iyadoona xooga la saarayo Xoojinta Dowladaha Hoose Islaxisaabtanka kaas oo ay soo qaban qaabisey Hay,ada Kal kaal oo kamid ah Hey’adaha ka shaqeeya Maamul wanaaga iyo Xuquuqul insaanka
Xiritaanka Aqoon isweydaarsiga ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Gobolka Baay kan Degmada Baydhabo aqoonyahano iyadoona Tababarka ka qeyb galeen Shaqaalaha kala duwan ee Hey’adaha Dowlada KG si loo xoojiyo Awooda ay Bulshada uga adeegayaan
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nuur War’edy