Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Qorsheynta Xukuumada Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka dahfurtey shirka hannaanka wadashaqeynta tiirarka qorshaha isbeddelka Qaran kaasi oo ay ka qeybgaleen dhamaan madaxda dalka
Sidoo kale waxaa ka qeybgaley , Dowlad Goboleedyada, daneeyayaasha horumarineed bulshada rayidka ah iyo Hay,adaha Soomaaliya ka taageera hormarinta arimaha hanaanka tiirarka qorshaha isbeddelka Qaran
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani