Maamulka Degmada Buur-Hakaba Oo dalbadey Dhismaha Buundada Burburtey

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Buundooyiin ku taala wadada Dheer ee isku xirta Magaalooyinka mugdisho iyo Baydhabo ayaa wada bur burey ka dib markii uu saameyey roobabkii dhawaan ka da’ay Gobolada dalka oo dhan.

Wadadan oo muhiim u ah isu socodka Ganacasatada iyo Bulshada ayaa waxaa Buundooyiinkan go’itaankooda hakad geliyeen Gawaari ku soo wajahanaa Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here