Kastamka Canshuuraha Laga hirgeliyay Degmada Hadaaftimo Oo Xariga laga jarey

0
5

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hadaaftimo oo ka tirsan gobolka Sanaag ayaa waxaa Wasaaradda Maaliyadda Dawladd-Goboleedka Puntland ka hirgelisay Kastam ay ku yeelanayso Wasaaradda, kaas oo noqon doona mid qayb ka qaata dardargalinta dakhliga gobolka Sanaag.

Furitaanka Kastamkan ayaa waxaa ka qaybgalay Agaasime ku-xigeenka Dakhliga, Gudoomiye ku-xigeenada Gobolka Sanaag, Duqa Magaalada Hadaaftimo, Maamulaha Cashuuraha Biriga Sanaag, Maamulaha kastamka gobolka, Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka iyo mas’uulyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here