Heshiis la dhax dhigey Beelo ku dagaalamay Deegaano ka mid ah Gobolka Hiiraan

0
6

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kadib markii ay Maalmihii la soo dhaafay Degmooyinka Jawiil Matabaan Gerijir ka socdey Kulumo lagu Heshiisiinayo laba Beelo halkaasi ku dagaalamay kaasoo geystey khasaaro kala duwan iyadoona lagu guuleestay in Xabad joojin iyo is af-garad la dhax dhigay

Goobta Gogosha lagu Heshiisinayay Beelaha ayaa waxaa Goobjoog ahaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Saraakiisha Ciidanka Amaanka iyo madaxda kala duwan ee safarka Nabadda ku wehliya iyadoona kulamo gaar gaar ah la qaatay beelaha walaalaha ah ee xur-gufta aay dhaxmartay iyadoona la isla gartey in Maamulka magta u kala qaado

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here