Dhismaha Xarunta Jaamacada BIU Oo La dhagax dhigey

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa waxaa si rasmi ah uga qabsoontey Xaflada dhagax-dhigga dhismaha Cusub ee Jaamacadda Baidoa International University, taasoo ah tallaabo muhiim ah oo lagu horumarinayo waxbarashada sare ee Deeganada KG.

Waxaana munaasabada dhegax dhiga goob joog ka ahaa Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada KGS Maamulka Sare ee Jaamacadda Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada KGS Gudoonka ururka Midowga Ardayda Jaamacadda iyo marti sharaf kale

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here