Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarunta cusub ee Caafimaadka ee laga hirgeliyey Degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo aya waxey wax badan ka bedeli dontaa baahiyaha kala duwan ee loo qabtey adeegyada caafimaadka oo aan horey degaanka uga jirin mid laga wada hela qalab Caafimaad ee dhameystiran ayigoona hirgelintiisa ay iska kaashadeen qaar ka mid ah waxgaradka iyo dhalinyarada degmada.
Waxaana munaasabada xariga looga jiraayey isbitaalkan cusub ee ay yeelaneyso Degmada Ceelwaaq goob joog ka ahaa isduwaha wasarada caafimaadka jubbaland maamulka degmada Odayaasha dhaqanka ee degaanka haween dhalinyaro ganacasato iyo masuliin kale.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir