Tababar ku saabsan hirgelinta Qorshaha Carruurta Oo Baydhabo laga Dah-furey

0
3

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ka daahfurtay tababar ku saabsan hirgelinta Qorshaha Qaranka ee Caruurta, kaas oo qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo xuquuqda iyo daryeelka Caruurta ee Gobolka.

Tababarkan oo socon doona muddo labo maalmood ah, waxaa ka qaybgalaya odayaasha dhaqanka, haweenka, dhallinyarada iyo xubno ka tirsan howlwadeenada wasaaradaha Koonfur Galbeed Ujeeddada tababarka ayaa ah in la xoojiyo fahamka iyo ka qaybqaadashada bulshada ee hirgelinta qorshaha qaran ee caruurta.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here