Ardeyda Jaamacada Zamzam Qeybta Baydhabo Oo Loo Tababarey Daaweynta Biyaha

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababar ku saabsanaa Sida loo baaro Biyaha iyo daaweyntooda ayaa waxaa Xaruunta Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed loogu qabtey Qaar kamid ah Ardayda Jaamacadda Zamzam ee Barta Kulliyada Culuumta Caafimaadka Gaar ahaan Qeybta Caafimaadka Guud ee Public Health.

Tababarkan, oo Muhiimadiisu ahaa Sidii kor loogu qaadi lahaa Aqoonta Ardeyda iyo Xirfadda ee la xiriirta Biyaha ayaa waxaa sidookale ardeyda lagu barey Sida Biyaha looga ilaaliyo Wasaqda iyo ka shaqeynta Nadaafaddooda.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here