Ardey baratay Culuum kala duwan Oo Shahaada lagu gudoonsiiyay Baydhabo

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhowaad 100 Ardeyd oo wax ka bartey Machadka Al Micraaj ee Magaalada Baydhabo oo ahaa Ducadii 8daad ee Machadka ayaa Xaflad loogu qabtey Magaalada Baydhabo

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galey Maamulka iyo Macalimiinta Machadka, Waalidiin, Maamuliyasha qaar kamid ah Xaruumaha Waxbarshada ee Degmada Baydhabo Mas’uuliyiin iyo Ardeyda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here