Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo socdey mudo Sedax maalin ah ayaa waxaa lagu baranaayey ilaalinta Xuquuqda ka hortaga xadgudubyada iyo wadashaqeynta bulshada iyo police-ka waxaana loo qabtey 33 qof oo ka kala yimid Police-ka koonfur galbeed iyo Ururada Bulshada Baydhabo
Tababarka waxaa xiritaankiisa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya , Saraakiisha ciidanka Police-ka iyo wakiilo ka socdey UN-Women iyo UNTIMIS oo Tababarka qabtey
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani