Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi,ayaa daahfuray wajiga 2-aad ee mashruuca Baxnaano ee daryeelka Bulshada,si loo caawiyo dadka danyarta ah ee ku nool Gobolada dalka wajigiisa koowaadna uu guul ku soo dhammaaday.
Munaasabada Dah-furka Mashruuca Baxnaano ayaa waxaa soo Agaasimey Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada XFS waxaana Goobjoog ahaa Wasiiro,Xilibaano Madaxda Hey’adaha Soomaaliya Taageera iyo Aqoonyahano iyadoona halkaasi lagu soo Bandhigey Sida Mashruucii horey loogu Faaideeyey Bulshada
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nuur War’edy