Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Jubaland, Mudane Ismaaciil Axmed Garas, ayaa si rasmi ah uga daahfuray magaalada Kismaayo ololaha talaalka isku dhafan ee ka hortagga cudurrada Jadeecada iyo Oof-wareenka (PCV).
Munaasabadda daahfurka, oo ka dhacday Xarunta Caafimaadka Suuqa Cowska, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Maxamed Xuseen Maxamed, mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda, iyo wakiillo ka socday hay’adaha UNICEF iyo WHO.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir