Ganacsatada Suuqa Degmada Wanlaweyn Oo loogu baaqey ilaalinta Nadaafada

0
4

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qeybo kamid ah Degmada Wanlaweyn Ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo dhawaan saameeyay roobabkii ka qubtey ayaa waxaa kormeer ku tagay Guddoomiyaha degmada oo ay wehliyaan Guddomiye Kuxigeenka Hawlaha Guud, Dib u dhiska, iyo saraakiisha kala duwan ee Booliiska.

Guddoomiyaha degmada Wanlaweyn iyo Madaxda kale ayaa si gaar ah kormeer indha indheeyn ah ku marey Suuqa Ganacsiga degmada iyo qaar kamid ah Xafadaha Magaalada oo jidkooyiin ka dhacaydey inta uu roobka socdey.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here