Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Jaamacada Golis Faraceeda Magaalada Ceerigaabo oo kaashanaysa wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland ayaa adeegyo caafimad oo bilaash ah ka sameeyey deegaanka Midhisho iyo deegaanada ku xeeran
Adeegyada Caafimaadka ay dadku helaan ayaa waxaa kamid ah baaritaanno iyo daweyn looga tala daka hayso nafaqo daro gaar ahaan kuwa Nugul
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi