Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadani oo aheyd mid ay qaar ka mid ah Ardeyda Kuliyada Culuumta Computer-ka ee Machadka Al-Qamar Educational Academy Magaalada Baydhabo, ee Xarunta Gobolka Baay ay ku difaacanayeen Projects loo diray Maadama ay soo barteen Culuumta Computer-ka
Munaabada ayaa waxaa ka soo qeyb gashey qaar ka mid ah Howl wadeenada Xarumaha Waxbarshada ee Magaalada Baydhabo Maamulka iyo Macalimiinta Machadka iyo qeybaha kala duwan ee Ardeyda Machadka Al-Qamar Educational Academy.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir