Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardeydan baratey Xifdinta Qur’aanka Kariimka ayaa gaareysa 15 Ardey oo ay wax ku barteen Iskuulka Agoonta Maxamed Amiin ee Magaalada Baraawe waana Dufcadii Sedexaad ay iskuulkan ka qalin bedeladashaan iyadoona sidoo kale la barayo Culuumta kale Ee Diiniga ah
Munaasabada Kooban oo lagu qabtey Xarunta Madarasada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Waalidiin Macalimiin Ardeyda qalin bedeleynaysa iyo Maamulka Madarasada iyo Marti Sharaf kale waxaana halkaasi Ardeyda lagu gudoon siiyay Shahaadooyin ka turjameysa waxa ay barteen
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nuur War’edy