Xujeyda Magaalada Boosaaso Oo Wacyigelin Loo Sameeyey

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Boosaaso waxaa kulan wacyigalin ah loogu qabtey Xujey Soomaaliyeed oo dhawaan ka safri doona dalka kuwaasi oo soo gudan doonaa waajibaadka Xajka ee sanadkaan

Shirkada Carafaad oo qaadeysa Xujeydaan ayaa Wacyigelinta u sameysay Xujay ay Xajka u qaadayso waxaana kulanka ka qeybgalay qaar ka mid ah culimada Boosaaso waxaana uu ka dhacay masjidka rowda

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here