Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruunta Tababarada ee Wasaaradda Bay’adda Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ee Beerta Abuukar iyo aqalka cagaaran ayaa Xariga laga jaray, taas oo lagu tababaraayey dadka soo barakacey iyo dadka deegaanka.
Wasiirka Wasaaradda Bay’adda iyo Isbedelka Cimilada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Dini Abdinur Mohamed oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Lataliyaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Prof Haayow ayaa xariga ka jarey Xaruunta.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed