Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankani oo looga hadlaayey Fahamka iyo Mas’uuliyada ka saaran Hay’adaha Dowladda Maareynta Kiisaska ka dhax dhaca Bulshada Dhexdeeda ayaa lagu qabtey Magaalada Kismaayo ee Xarunta Dowlada Jubbaland waxana ka qeyb galay Maamulka Degmada Wasiirka Wasaarada Haweenka,Xeer ilaaliyaha Guud ee Jubaland
Xeer ilaaliyaha Guud ee Jubanland Nuura diin Maxamed Khaliif ayaa Sharxaad ka bixiyey Muhiimada Kulanka iyo waxyaabaha looga Hadley Asigoona Bulshada ugu baaqey in ay ku dhaqman waxyaabaha ka soo baxey kalanka.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir