Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan Sedax Maalmood socdey ayaa lagu baranayay Xoojinta Warbaahin Isku-Dheelitiran gaar ahaan Haweenka sidii kor loogu qaadi lahaa Codkooda kana soo dhax muuqdaan Barnaamijyayada ay sii deyso waxaana loo qabtey Agaasimeyaasha iyo Tafaftirayaasha warbaahinta Magaalada Baydhabo
Aqoon isweeydarsiga ayaa diirada lagu saaray qodobo kala duwan oo ay kmid tahay Il-wareed Isku-Dheelitiran & Dib-u-habaynta Siyaasadaha Tafatirka, muhiimadda matalaadda iyo Xoojinta doorka Haweenka
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nuur War’edy