Bulshada Magaalada Burco Oo loogu baaqey Ilaalinta Nabada

0
5

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka dib markii ay Mudaharaadyo watey Rabshado ay ka dhaceen Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, kuwaasi oo geystey Khasaaro Naf iyo maal leh ayaa kulana ay isuga yimaadeen qaar ka mid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Deegaanka ay uga hadleen in dhamaanba la joojiyo Waxyaabaha Bulshada u sababi kari Amni daro iyo Burburka Bilicda Magaalada iyo guud ahaanba Deegaanka.

Kulanka ayaa waxaa inta badan looga hadlaayey sidii xal looga gaari lahaa waxyaabaha sababey Mudaharaadka iyo in Bulshada ay mar walba siyaaan mudnaanta odayaasha iyo wax garadka degaanka si loo xakameeyo dhibaatooyinka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here