Xuska Maalinta Qoyska Aduunka Oo Maanta ku beegan

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoyska Soomaaliyeed wuxuu leeyahay taariikh dheer oo ku saleysan wadajir, isku xirnaan, iyo tixgelin dhaqameed. Qoyska ayaa ahaa meesha lagu baranjiray akhlaaqda, diin, iyo dhaqanka suuban. Si kastaba ha ahaatee, sanadihii la soo dhaafay, qoysaska qaar ayaa wajahaya caqabado la xiriira saboolnimo, dagaallo, kala guur dhaqan iyo saameynta teknoolajiyadda.

Waxa jirta baahi weyn oo loo qabo in la xoojiyo wacyiga kusaabsan muhiimadda qoyska, in la taageero waalidiinta, iyo in la abuuro barnaamijyo kor u qaada xasilloonida qoysaska Soomaaliyeed.

Barnaamijka Maalint aCaalamiga ah ee Qoyska (International Day of Families) waxaa la bilaabay in sirasmi ah loo xusosanadkii 1994, ka dib markii Qaramada Midoobay (United Nations) ay sirasmi ah u aqoonsatay muhiimadda qoyska ee horumarka bulshada.GolahaGuud ee Qaramada Midoobay (UN General Assembly) ayaasanadkii1993 meelmariyey qaraar rasmi ah oo lagu asteeyay 15-ka May sanad walba in loo dabaaldego Maalinta Qoyska.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nuur War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here