Tabbabar ku saabsan Saameynta isbedelka Cimilada ku yeelatey Nabadda Oo Baydhabo laga dah-furey

0
42

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tabbabarkan oo ku saabsana Xiriirka ka dhaxeeya Isbedelka Cimilada , Amniga iyo Nabadda , ayaa waxaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo, kaas oo socon doono Mudo laba Maalmood ah.

Tababarkan ayaa Waxaa loo qabtay Hay’adaha Amniga, Wasaaradaha Bahwadaagta la ah Amniga iyo Isbedelka Cimilada iyo sidoo kale qaybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here