Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qoysaskani oo ku kala nool Degmooyinka Kaxda iyo Garisbaaley ee Gobolka Banaadir ayaa la gaarsiiyay Hay’ada boqor Salmaan Deeq isugu jirta Bariis, Timir, Teendho, dhar, taas oo ay ka Faa’iideysteen ku dhawaad 520 qoys oo ka mid ahaa dadkii ay saameysay Abaarta dalka ka jirta iyo Colaadaha
Gudoomiyaha Kaamka Rooble Degamada Garisbaaley yaa sheegay in Tiro badan oo ka mid ah dadka ka soo hayaamay Abaaraha ka jira dalka ay ku sugan yihiin kaamka Rooble kuwaas oo u baahan gurmad joogta ah.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi