Ololaha Talaalka Oofwareenka iyo Shubanka Oo laga Dah-furey Muqdisho

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololaha Talaalka Oofwareenka Shubanka iyo Jadeecada ayaa loogu tala galay in la gaarsiiyo dhamaan Degmooyinka Gobolka Banaadir kaas oo badbaada u ah Carruurta iyo ka hortagga Cudurrada dilaaga ah ee sida weyn u saameeyey Bulshada Soomaaliyeed

Munaasabada Dah-furka Ololaha Talaalka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir dhaqaatiir iyo Madax ka socotey Hay’adaha UNICEF iyo WHO iyadoona halkaasi laga jeediyey hadalo u badnaa Muhiimada Talaalka u leeyahay Carruurta Soomaaliyeed

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nuur War’edy

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here