Magaalada Baydhabo Oo Lagu qabtey Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad lagu xusaayey maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Koonfur galbeed Soomaaliya . waxaana soo Agaasintey Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Xaflada Xuska Maalinta Dhalinyarada Soomaaliya ayaa waxaa kasoo qayb galey wasiiro ka tirsan DGKS , Gudoomiyaal, Agaasimiyaal, ururada Dhalinyarada ee ka dhisan KGS , Haweenka iyo qaybaha kale ee bulshada rayidka.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here